Madaxweynayaasha Itoobiya , Eretria Iyo Kenya Oo Ku Kulmay Magaalada Asmara + [ Sawiro ]

Addes Ababa (Salaanmedia.com)_ Magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea ayaa waxaa uu kulan saddex geesood ahi ku dhex maray madaxweynayaasha dalala Itoobiya , Eretria iyo Kenya .

Kulankan oo aan ujeedkiisa ilaa hada aan la garaneen ayaa waxaa uu ku soo beegamayaa xili ay dawlada Kenya iyo Somaliya uu khilaaf xoogani ka dhex qarxay , isla markaana kulankan ayaa waxaa aan qeyb ka aheyn dawlada Somaliya