Madaxweyne Geelle Oo Xadhiga Ka Jaray Safarada Cusub Ee Jabuuti Ka Dhisatey Somaliya + [ Sawiro ]

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Madaxweynayaasha Somaliya iyo Jabuuti ayaa waxaa ay maanta si wada jir ah xadhiga uga jareen dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti , waxaana ka qeyb galay munaasibadaas Madaxweynayaasha labada dal, goleyaasha Dowladda iyo diblomaasiyiinta dalalka shisheeye ee Muqdisho ka hawl gala ayaa haatan lasoo gabagabeeyay.