Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka War Bixiyey Waxyaabihii Ay Ka Wada Hadleen Madaxda Dawlada Imaaraadka Carabta + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Oo xalay la hadlaayey jaaliyada reer Somaliland ee dalka Imaaraadka ayaa waxaa uu ka war bixiyey waxyaabihii ay ka wada hadleen madaxda dawlada Imaaraadka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan