Madaxweyne Noo Cadee Inay Dalka Xukunto Dp World ..” Xildhibaan Axmed Gacan + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Axmed Gacan ayaa arin khaldan ku tilmaamay cashuuro ay shirkada Dp World ku kordhisay ganacsada wax kala soo degta dekada Magaalada Berbera

Xildhibaan Axmed Gacan ayaa sidoo kale waxaa uu nasiib daro ku tilmaamay in ay xukuumadu ku raacdo shirkada Dp World kordhinta lacagtaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=tDYzCIAB2s8