Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Mandaqadeena Waxaa Aad Culeys Ugu Haya Dadkan Argagixisada Ah…” Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed oo maanta ka hadlaayey munaasibad toobabar loogu furaayey ciidamo ka tirsan ilaalada xeebaha Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in mandaqada ay Somaliland ku taalo uu ka jiro culeys badan oo ay ururada Argagaxisadu ku hayaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: