Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Maxamed Cali Waji Oo Ka Hadley Xilka Loo Magacaabey+ [ Muuqaal ]

Hargaysa(Salaanmedia.com)_ Saxafi Maxamed Cali Waji ayaa waxaa uu ka Hadley xilka agaasimaha TV-ga qaranka iyo Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta oo shalay wasiirka warfaafinta Somaliland u magacaabey

Halkan Hoose Ka Daawo

Please follow and like us: