Ragaas La Xidhay Jeelka Ayaanu Ugu Badheedhi Doonaa…” Guddida Garxaajis + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddida Beelaha Garxaajis ayaa waxaa ay si adag uga hadashey laba muwaadin oo dhawaan maxkamada Racfaanku xukuntey waxaana ay ku hanjabey in aaney xukunkaas aqbali doonin jeelka lagu xidhay na ay ugu badheedhi doonan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=WypqYJImvVs