Sirta ama ujeedada kudoogan guutooyinka ciidamada ah ee laduldhigay Bariga Sanaag …

Sirta ama ujeedada kudoogan guutooyinka ciidamada ah ee laduldhigay Bariga Sanaag …

sidaynu lawada socono waxa baryahan danbe gobolka bariga sanaag lagusii daad guraynayay guutooyin kamida ciidamada qaranka somaliland ah ,,, waxa iyana barbar socday casuumadii madaxwaynaha somaliland kahelay wadanka Emaratka ,,
waxa sidoo kale hormood ka ahaa waftigii madaxwaynaha .wasiirka macdanta iyo tamarta somaliland ,,
Hadaba waxa xog qarsoon oo arimahan dabada kuhaysaa daaha ka faydeeen ,
in , ujeedooyinka ciidamadan loogeeyay bariga sanaag inay tahay waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee madaxwayne muuse biixi loogu fidiyay casuumada wadanka emaratka
taas oo xukuumadu dadaysay oo aanay marnaba soo hadal qaadin ,,
waxaana madaxwayne muuse biixi iyo wasiirkiisa macdantu qalinka kusooo duugeen sidii loogu fududayn lahaa emarfatka inay macdantaasi gurtaaan ,,, iyadoon aaan marnaba sifadii sharciga ahayd ee golayaasha barlamaanka aaan lasooo marsiiin ,,, lagana qariyay muwaadiniinta shacabka somaliland ,
, soonoqoshadii madaxwaynahana saxaafada qolka VIP da lagusoo xidhay madaxwaynuhuna uga baxay albaabka kale si aanay saxaafadu uwaydiin suaalo ku saabsan arimahan .. laguna soo koobay in warbahinta xukuumada ooklaiyi shaaciyaan waxyaabihi madaxwaynuhu utagay emaratka iyo waxyabihi ay kawada hadleen oo aan marnaba lagusoo hadal qaadin arimahan aan kor kuxusnay

dowlada emaratka waxa hore looga xaraashay dekedii iyo eripotkiii berbera oo ahaa muraayadii somaliland ,,,

waxaanu xaalku marayaaa looma oooyaaan
ama cidina uma maqna ceelna uma qodna jamhuriyadan yar ee barakaysan eee khayraadkeedii madaxdii kulmiye ee 10 kii sanadood ee ugu danbeeyay ku iibsadeen shilimaaadka ///
waxaanaynu eeegnaaaba waa sida xaal ku danbeeyo dhawaana arimnahani way soo shaac bixi doonaan .,,,

By- Qalimnkii Ahmed Lababaal