Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Siyaasi Aadan Dhoolayare Oo Si Xun U Karbaashey Cabdicasiis Samaale “ Samaale Diinta Uu Yaqaan Qalbiga Ma Gaadhsiisana .” + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo ka mid ah xisbiga Waddani ayaa waxaa uu eedeymo culus u jeediyey wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Cabdicasiis Samaale oo dhawaan eedeymo u jeediyey xisbiga Waddani

Siyaasi Dhoolayare ayaa sheegay in Samaale wakhtigii uu wasiirka maaliyada ahaa uu hantidii umada u isticmaali jiray sidii tukaan u leeyahay isla markaana waxaa uu ku sifeeyey Samaale masuul diinta uu yaqaano aaney aheyn mid qalbiga gaadhsiisan balse uu gacanta uun ku sito

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: