Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo ka mid ah xisbiga Waddani ayaa waxaa uu eedeymo culus u jeediyey wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Cabdicasiis Samaale oo dhawaan eedeymo u jeediyey xisbiga Waddani
Siyaasi Dhoolayare ayaa sheegay in Samaale wakhtigii uu wasiirka maaliyada ahaa uu hantidii umada u isticmaali jiray sidii tukaan u leeyahay isla markaana waxaa uu ku sifeeyey Samaale masuul diinta uu yaqaano aaney aheyn mid qalbiga gaadhsiisan balse uu gacanta uun ku sito
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtube.com/watch?v=06yZbQ8Oevw