Siyaasi Abgaal Oo Banaanka Keenay Arimo Ay Ka Wada Hadleen Farmaajo + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo wasiir hore uga soo noqdey xukuumada madaxweyne Siilanyo ayaa markii ugu horeysay waxaa uu banaanka keenay arimo ay ka wada hadleen madaxweyne Farmaajo oo khadka telefoonka kula soo hadlay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan