Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Afhayeenka ciidanka qarana Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in saaka ay ciidankooda ay weerar ku soo qaadeen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland , waxaana uu sheegay in ciidanka Somaliland ay jawaab ka bixiyeen isla markaana hal baabuur ku qabsadeen kuna dhawaaceen 4 askari
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtube.com/watch?v=LGtuO6UA9Kw