Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Waddanka Australia Oo Shaaciyay Inay Ka Qayb Qaadanayaan Xasuuqi Muslimiinta New Zealand.

Sedny(Salaanmedia.com) Dalka Australia ayaa la sheegay inay ka qayb qadanayaan weerarka lagu qaaday masaajidda ku yaalla dalka New Zealand.

Ra’iisulwasaaraha Australia ayaa cambaareeyay weerarka ka dhacay dalka New Zealand.
“Waxaan xaqiijin karaa in shaqsiga xabsiga ku jira la ii sheegay in uu Australi u dhashay, sidaas daraadeed Australia ayaa qayb ka ah baaritaanka la wado, dhammaan laamaha ku shuqul lehna baaritaanka wayna sii wadi doonaan” ayuu yidhi

Please follow and like us: