Warbaahinta Somaliland Oo Cabasho Ka Muujisay Afhayeenka Madaxtooyada + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland ayaa waxaa ay cabasho xoogan ka muujiyeen afhayeenka madaxtooyada Somaliland oo ay ku eedeyeen in uu warbaahinta madax banaan ka hor istaagey inay madaxweynaha ka duubaan warkii soo dhaweyntiisa

Sidoo kale Saxafiyiintan ayaa waxaa ay wasiirka warfaafinta ugu baaqeen inuu soo kala dhex galo khilaafkan soo kala dhex galay warbaahinta iyo madaxtooyada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=qSbX3mBbhEc