Wasiirka Beeraha Somaliland oo Shaaciyey In Dalka Laga Joojiyey Siidhka Laga Keeno Dibadda + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in guud ahaan dalka laga joojiyey Siidhkii dalag-yada kala duwan ee dalka dibada uga iman jiray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=DFJ6Xr6sdiI