Xaflad Lagu Maamusayay Shaqado Sharaf Fananka Caanka Ah Ee Nuur Daalacay Oo Ka Dhacday London Waxa Soo Qaban Qabiyay SSUK

 

 

 

Xaflad aan noocida hore loogu arag ayaa waxay ka dhacday Galbeedka magaalada london. Xafladan ayaa ahayd mid kulmisay dhamaan jaaliyada soomaaliland ee ku dhaqan london iyo dad kale oo uga yimi debada uk xisbiyada qaranka iyo Cumuunitiyada soomaaliland ee uk. Xafladan oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada guud SS.UK london

 

 

 

ayaa lagu maamuusaayey fanaaka wayne e Nuur Daalacay oo halkaa lagu gudoonsiiyey shahaada sharaf ka dareen celinaysa umada reer soomaaliland oo ku hanbalyeynaaya mudadii dheerayd ee uu fanka ku soo jiray iyo heesiihii wadaniga ahaa uu ka qaadi jiray xiliyada Munaasibadaha munaasibadaha. Xafladaha S/LAND