Xaflad lagu maamuusay Cheif Caaqil Mubarik Xasan Tamuuje oo London ka dhacday iyo shacab badan oo kasoo qayb galay..

Xaflad lagu maamuusay Cheif Caaqil Mubarik Xasan Tamuuje oo London ka dhacday iyo shacab badan oo kasoo qayb galay..

 

Waxa ka dhacday Galbeedka magaaladda London Xaflad lagu soo dhaweynayay Cheif Caaqil Mubaarak Xasan Tamuuje oo ay ku maamuuseen asaxaabta Waqooyi Galbeed London iyo asaxaab kale oon loo kale Hadhin Reer Somaliland iyo Soomaalida kaleba Cheif Caaqil la wada Leeyahay .

Cheif Caaqil Mubaarak Xasan Tamuuje oo ah nin dhalinyaro aqoonyahan ah ayaa dhawaan lagu caleemo saaray Somaliland waxaana dhamaan shacabka Reer Somaliland ee ku nool dalka Ingiriiska ay aad uga farxaan In uu yahay Chief Caqil Mubarik nin wax ka bedeli kara shaqada loo caleemo saaray looguna duceeyo  In Ilaahay ku asturo masuuliyadaa.

 Dhamaan shaqaalaha Iyo hawlwadeenada Salaanmedia waxay Cheif Caaqil Mubarik u rajeynayaan Khayr Iyo In Allah ka dhigo mid dadkiisa Iyo dalkiisaba wax u qabta.

Salaanmedia/London