Xildhibaan Soo Bandhigay Cida Hor Taagan Ictiraaf-ka Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu cadeeyey in dawlada Ingiriisku ay tahay cid kaliyaata ee hor Taagan Ictiraafka Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan