Xisbiga Kulmiye Oo War Cusub Kasoo Saaray Arimaha Doorashooyinka + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha Haa’yadda Qaxoontiga Somaliland ayaa waxa auu war bixin ka bixiyey kulan maalmihii ugu danbeeyey u socdey saddex xisbiga qaran ee Waddani , UCID iyo Kulmiye
Gudoomiye Xinif ayaa cadeeyey inay ka xisbi ahaan aqbaleen in aaney kominshankani doorashada soo socota qabanin oo wakhtigoodii dhacaayo balse ay doonayaan in kominshankani ay sii joogaan ilaa inta muddo xileedkoodu dhacaayo bisha 11 ee sanadkan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan