Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Xubno Iska Casilay Xisbiga Waddani Kuna Biiray UCID + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaankedia.com)_ Xubno dhawaan madaxweyne Biixi cafis ku soo daayey oo dhawaan Maayar iyo maayar ku xigeen sheegtay ayaa waxaa ay sheegey inay iska casileen xisbiga Waddani oo golihiisa dhexe ay ku jireen isla markaana ay ku biireen xisbiga UCID

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: