Xukuumada Somaliland Oo Aqbashey Cabasho Ay U Soo Gudbisay Shirkada Dp World + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadiisu ay aqbashey isla markaana ay ka garowdey cabasho ay u soo gudbisay shirkada Dp World oo aheyd lacago ay ku kordhisay adeeg-yada ay dekada Berbera shirkadu ka qabato

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=VXkej-WzVNI