Yaanu Mashruucani Inaga Fashilmin …” Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu ku baaqay In aan la buun buunin khaladaadka Mashruuca shaqo qaran isla markaana aanu inaga fashilmin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=_-4JOhiGgQs