DAAWO Dooddii ugu Xiisabaha Badneyd Somaliland, Siyaasiyiin Gondaha is-daray iyo Arrimo Xaasaasi ah oo Fashilmay

Dooddan oo Mowduuceedu ahaa Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya iyo sida loo sii anba-qaadi karo, waxa soo qaban-qaabisay kooxda Inspire Group.

 

Waxa Doodda ka Qay-qaadanaya Prof Axmed Ismaaciil Samatar, Eng Maxamed Xaashi Cilmi, Maxamuud Xaashi Cabdi, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Eng Axmed Cabdi Abyan iyo Sucaad Carmiye.

 

https://youtu.be/9-CshziTT4s