Daawo:Somaliya waxay guul ka gaadhay la xisaabtanka haayada dawlada”Aqoon yahan Cabdi Cali Daakir”

Daawo:Somaliya waxay guul ka gaadhay la xisaabtanka haayada dawlada”Aqoon yahan Cabdi Cali Daakir”
Dawlada Somaliya Ayaa waday beyahan danbe dadaal ay ku dooneyso in guud ahaanba laga cafiyo daymaha ay dawladaha caalamku ay ku lahaayeen dawlada somalia isagoo madaxwaynaha somaliya maxamed cabdilahi farmajo iyo xukuumadiisu ay wado dadaalo ay ku dalbaneyso in laga cafiyo daymahaas badan ee lagu leeyahay somalia ayaa waxa ka hadlay Dhaqaale yahay abdi cali daakir oo kamida aqoon yahan somaliyeed isagoo sheegay in guud ahaanba dawlada somalia ay guulo ka soo gaadhay dayn cafidii ay xukuumada somaliya dadaalka ugu jiratay.


Salaanmedia/Hargaysa