Deg Deg :- Gudoomiye Ciro Oo Cisbitalka Ku Booqdey Tifatiraha Bulsho Tv Oo Ciidamada Boolisku Ay Jidh Dileen + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo shalay dalka dib ugu soo laabtey ayaa waxaa uu isla maanta-ba cisbitalka Gargaar ee magaalada Hargeysa uu ku booqdey Saxafi Khadar Macalin Deeq Tifatirihii Bulsho Tv oo ciidamada Boolisku ay jidh dil u geysteen muddo afar cisho ah ka hor

Saxafiga ayaa dhawaac ka soo gaadhay misig-ta oo laba meelood dilaac ku yimid , waxaana uu gudoomiye Ciro alleh uga baryey in uu caafiyo oo uu nabar gar darro alleh uga dhigo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=mU_4aw-CBy8