Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Deg Deg :- Qeybo Ka Mid Ah Somaliland Oo Maanta Xaalad Deg Deg Ah Lagu Soo Rogay + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu xeer madaxweyne uu xaalad deg deg ugu soo rogay deeganada Ceel Afweyn , Gar Adag iyo Ceerigaabo .
Afhayeenka madaxweynaha ayaa sheegay in sababta xaalada deg deg ah loogu soo rogay ay tahay madaxweynaha oo ka duulaya adkeynta nabad gelyada iyo sugida amniga guud ee dalka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: