Gudoomiye Ciro Oo Shir Jaraa’id Xaalada Dalka Kaga Hadley ” Maxamed Kaahin Qori Dab Leh Ayuu Dalka Kula Wareegayaa …” + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo maanta shir Jaraa’id saxaafada u qabtey waxaa uu si adag uga hadley xaalado adag oo uu sheegay in uu maanta dalka ka jirto

Gudoomiye Ciro ayaa hanjabaado iyo digniino is barkan u diray xukuumada madaxweyne Biixi , waxaana uu cadeeyey in wasiir Maxamed Kaahin uu Somaliland qori dableh kula dhex wareegaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=ExHfrT6wI4c