Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu maanta si adag uga Hadley arinta ganacsade Axmed Cismaan Geele iyo dawlada Jabuuti
Gudoomiye Ciro ayaa sheegay in arintaasi 100% uu kala mawqif yahay xisbiga Waddani oo hore uga Hadley balse waxaa uu cadeeyey in arintaasi ay xukuumadi sidii ugu foosha xumeyd u maamushay isla markaana ay ganacsadaha ku sheegtay Tuug .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtube.com/watch?v=Hv4qhdIESP0