Siyaasi Ramaax Oo Si Adag U Dhaliilay Safarkii Madaxweyne Biixi Ku Tagay Magaalada Berbera + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga UCID siyaasi Ramaax ayaa waxaa uu madaxweyne Muuse Biixi u soo jeediyey dhaliilo kala duwan
Siyaasi Ramaax ayaa si gaar ah u dhaliilay safarkii madaxweyne Biixi ku tagay magaalada Berbera waxaana uu indho sarcaad iyo waxaan jirin ku sifeeyey saddexdii wiish ee madaxweyne Muuse Biixi xadhiga ka jaray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=3YA75aAQH8M