18 May Maalin Qaran Ma Aha …” Xildhibaan Dhakool + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Dhakool oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee ka soo jeeda gobalka Sool ayaa waxaa uu sheegay in maalinta 18 May aaney aheyn maalin qaranka balse beelaha daraf-yadu u yaqaanan maalin madow

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=eswY2NmYEBg