Akhriso Magacyada 14 Ka Mid Ah Maxaabiista La Sii Daayey Ee Lagu Qabtay Dagaaladii Puntland Iyo Somaliland

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xukuumada somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay inay xoriyadooda u celisay qaar ka mid ah maxaabiistii maamulka Puntland lagaga qabsaday dagaaladii ugu dambeeyey

Madaxweynaha somaliland ayaa fuliyey balanqaadkaas oo uu ku soo bandhigay khudbadii uu jeediyey xuska 18-ka May, iyada oo maantana si rasmi ah loo fuliyey.

Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada 14 Ka Mid Ah Maxaabiista La Sii Daayey

1) Cabdi-naasir Cismaan Cali

2) Cabdi-nuur Maxamed Cabdulle

3) Maxamed Siciid Yuusuf

4) Cali Faarax Aadan

5) Maxamed Cabdi Caynab

6) Cabdi-xaafid Cabdillaahi Xalane

7) Xuseen Siciid Warsame

8) Cabdi-naasir Maxamed Nuur

9) Maxamed Abshir Aadan

10) Ibraahin Xasan Salaad

11) Axmed Maxamed Axmed

12) Siciid Ducaale Cali

13) Mahad Nuur Cali

14) Faarax Maxamed Cabdi.