Amar uu madaxweynaha Somaliland xalay bixiyey oo isla saaka la fuliyey

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa ayaa maanta fulisay amar uu madaxweyne Muuse Biixi xalay ku bixiyey in wax laga qabto khasaare baaxad leh oo uu geystay roobkii xalay ka da’ay magaalada Hargeysa.