Bismillaahi Arramanirraxeem. Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

annaga oo ah odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska

waxaa noo soo hoyatay qalbijab geerida murugada leh ee ku timi  Xaji Cabdulkarim  Xusen xaajiga lama soo koobi taariikhdiisa iyo waxtarkiisa  wuxuu la qiimo ahaa 120 nin  waxanu leenayahy innaallilaah wa innaa ilahi raajicuun waxaanu Allah uga baryeyna  inuu ku abalaal mariyo wixii aan la soo koobikarin  ee uu gaystay intuu uu noola dhamman umadda afka somaliga ku hadasha gaarahan shacabka reer Somaliland oo ay adagtay in la helo cid dhiganta waaxa loo bahanyahay in sidaas loo wada noqdo samatalis lagu guulaysto  si dal dadba homumar loo gaadho

waxaanu leenanahay samir imaan qoyska iyo dhamaan dalka dadkii ka baxay

xaajigu wuxuu geeriyooday bil ramadaan oo barakaysan kuna beegan 5 shantii bisha ramadaan maalin jimce ah waxaanu geeriyaaday xilligii Allah ugu talagalay

Deeq Cabdi DigaleÂ