Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddoomiyaha Hay’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif), ayaa si weyn u ammaanay guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro
Gudoomiye Xinif ayaa sheegay in uu shaqsi ahaan la jecel yahay inuu Ciro dalkan madaxweyne ka noqdo hadii uu eebe SWT qadaro-na mar uun ka noqon doono
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtube.com/watch?v=flRnmNRs9QE