DAAWO Qaybta 6aad ee Taxanaha Taariikhda Lama-illaawaanka ah ee Tataarka (Mongols) iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

Akhristeyaasha ku xidhan Warbaahinta SalaanMedia iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 6aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka taas oo ah Cahdigii Boqortooyadii Tataarka ama Mongols-ka iyo dhibaatadii ay u geysteen Dunida, gaar ahaan Islaamka.

Qisada Taariikhdan oo koobnaan doonta ilaa 18 Qaybood, waxa inoo Daadinaya Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu  kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.