DAAWO: Ugaas Isaxaaq Oo Tageeray Shirka Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco, Fariin Adagna U Diray Madaxweyne Muuse Biixi & Maxamed Kaahin

Burco (Salaanmedia.com)_ Ugaas Isxaaq Aadan ayaa tageeray shirka dhawaan u qabsoomi doona Beelaha bariga iyo Galbeedka Burco wuxuuna fariin adag u diray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin .

Hoos ka DAAWO

https://youtube.com/watch?v=yLzlu1t3Lns