Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Hadii sidan uu Nabigeenu CSW sameeyay ay madaxdeenu samayn lahayd

Hadii sidan uu Nabigeenu(CSW)sameeyay ay madaxdeenu samayn lahayd
Assalamu Calykum walaal

Dhinac kasta oo nolasha nabi Maxamed (csw) ah waa tusaale mudan in lagu daydo. Dhinacyada mudan in lagaga daydo Nabiga (csw)waa dhinacyada hogaaminta umada. Madaxdeenu (hogaankeenu) hadii uu umadooda ula dhaqmi lahaayeen si u dhow sidii uu nabigu ula dhaqmi jiray asxaabtiisa iyo intii kale ee uu hogaaminyay, waxaan shaki lahayn in umadeenu ay aduunyo iyo aakhiroba ku liibaani lahaayeen. Fadlan daawo qisadan oo ah qiso kale oo ka mida qisooyinkii hogaaminka Rasuulka (scw) hadii aad awoodana sii fidi.

Mahdasanid


Said Ali Ahmed
Ottawa

Please follow and like us: