Deg. Deg. Dagaal Mar Kale Ka Qarxay Labadii Beelood Ee Diritu Ku Dhex Mari Jirtay Deegaamada Ceel Afweyn

Ceel Afweyn (Salaanmedia.com)_ Dagaal Ba An Ayaa caawa ka dhex qarxay ciidan beeleedyada. Beesha Biciide Iyo Beesha Sacad Yoonis ee deegaanka ceel afweyn Ka Dib markii Ciidan beeleedka Ka Soo jeeda Beesha Biciide oo. Nin ku dishay Sacad yoonis ah. Meel ku dhow degmada Ceel afwey maanta Galinkii Danbe.

Intaasi. Ka dib markii la afuray salaadii. Maqrib ka dib ayaa sida khadka Telefenka nalooga soo sheegaayo ay weerar dagaal ka fool ka fool ahi uu si rasmi ah ugu dhex maray. Dabalyadii. Ninka dishay ee beesha. Biciide ka soo jeeday. Iyo dablaydii. Ninka laga dilay ee beesha. Sacad yoonis. Ka soo jeeday. Balse. Lama soo sheegin wax. Khasaare ah oo ka dhashay iska. Hor imaadkaa. Caawa dhex maray labadaasi beelood ee deegaanka ceel afweyn ka soojeeda

Dhanka kale. Xukuumada. Somaliland ayaan wali ka hadal. Dagaalkaasi caawa ka dhacay iyo colaada mar kale soo cusboonaatay. Deegeenka ceel afweyn. Xili. Boqor. Buur madawna uu habeen hore. Iclaaminaayay shir beeleed nabadayn ah oo dhex mari doona beelaha garxajis iyo beelaha. Habar. Jeclo. Waa sida uu boqor buur madaw. U sheegaye.

Wixii. Warar ah ee soo kotdha kala xidhiih. Shnakadan salaanmedia.comm