Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Deg Deg :- Taliyayaasha Ciidamada Booliska Iyo Military-ga Somaliland Oo Ka Hadley Xaladii Deg Deg Aheyd Ee Shalay Madaxweyne Biixi Soo Saarey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iiman iyo taliyaha ciidanka Military-ga Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani ayaa waxaa ay ka hadleen xaaladii deg dega aheyd ee shalay madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogay deeganada Ceel Afwey, Gar Adag iyo Ceerigaabo .

Taliyayaasha ayaa sheegay in in amarkaasi ay si deg deg u fulinayaan isla markaana waxaa ay fariimo u direen dadka ku dhaqan deeganadaasi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan