Deg Deg :- Taliye Fadal Oo Iminka Beeniyey ….. + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com) Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa waxaa uu shacabka uga digay inay ka digtoonaadan Page Facebook ah oo ku qoran tahay magaca Ciidanka Police Somaliland , Kaas oo uu taliyuhu sheegay inuu yahay mid been abuur ah isla markaana ciidanka Boolisku baadhis iyo dabo gal ku wadaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=UvAdKBr_CRE