Diiriye General Trading oo Qiime-dhimis ku sameeyey Saliidaha Dabiiciga ah iyo Agabyo kale oo ay dalka keento

Hargeysa (SalaanMedia)- Diiriye General Trading Company ayaa siwayn uga dhex muuqatay carwadii saaka laga furay huteel guuleed taasi oo samaysay qiimo dhimis balaadhan oo kuugu samaysay saliido dabiiciga ah ee dalka soo saarto.

Maamulka Guud ee Diiriye General Musate Oday ayaa ka warbixiyay qiimo dhismista ay macaamiisha usameeyeen.