Fadeexad: Wasiir Maxamed Kahin , Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, Iyo Masuuliyiinta kale Ee Xisbiyada Kulmiye Iyo UCID Oo Nairobi Kula Kulmay Hogaamiyaha Mucaaradka Wadajir Ee Soomaaliya

Nairobi (Salaanmedia.com)_ Hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka wadajir Ee Soomaaliya C/raxmaan Cabdishakuur Warsame iyo gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo qaar kamida hogaamiyasha xisbiga KULMIYE Uu Hogaaminayo Wasiir Maxamed Kaahin ayaa kulan sadex geesoodda ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Hadaba su’aasha iswaydiinta muddan ayaa ah kulamada dhexmaray xisbiyada labada dhinac waxay qayb ka tahay ololoha doorashada 2020 ee ka dhici doona soomaaliya?
Ninkii Faysal ee Cali Khaliif, Farmaajo u geeyay waa tii uu madaxweynuhu aad uga cadhoodayee, tolow maantana maxay noqon waa kaa wasiir Maxamed Kaahin hor fadhiisiyay gudoomiyhii Xisbiga Wadajir, isaga kooxdii kale ee KULMIYE .