Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Farriin u diray bulshada iyo Arrimo uu ka hadlay

Hargeysa (salaanemedia)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa shacbiga ku hambalyeeyey xuska munaasibadda 18-May ee maalinta Qaranimada Somaliland, waxaanu si gaar ah hambalyo ugu diray bahda Garsoorka.