Gudoomiye Ciro Oo Saaka Qaar Ka Mid Ah Shacabka Xaafada Axmed Dhagax Maqaaxiyaha Kula Shaaheeyey + [ Sawiro ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo ay wehelinayaan xildhibaano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Degmada Axmed Dhagax waxaa uu saaka salaadii Jumce ka hor uu qaar ka mid ah shacabka reer Axmed Dhagax kula shaaheeyey maqaaxiyaha ku yaala xafadaasi

Gudoomiyaha uu in muddo ah ku sugnaa goobaha shaaha ee xaafada Axmed Dhagax oo uu xaal wareystay isla markaana la sheekeystay dadkii goobta ka shaaheyeynaayey oo dhalinyaro iyo wayeel u badnaa

 

 

 

 

 

Salaanmedia/Hargaysa