Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Hargeysa: Carwo soo bandhigtay CADARRO Noocoodu ku cusub yahay dalka oo Qiimo Jaban

Hargeysa (SalaanMedia)- Bandhig-carweed maanta laga furay Hoteel Guuleed ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qayb-galay Meherado ganacsi tira-badan, kuwaas oo agabkooda ku soo bandhigay carwadaas isla markaana qiimo ka duwan suuqa ka iibinaya bulshada. Meheradahan waxa ka mid ah Carwada Arooda oo halkaas ku soo bandhigtay Cadarro kala duwan.

 

Please follow and like us: