Hargeysa (SalaanMedia)- Ciidanka Dab-demiska ee caasimadda Hargeysa, ayaa gebi ahaanba ku fashilmay dhoolatuskii shalay loogu dabbaal-degay Xuska munaasibadda 18 May, waxaana habacsanaani ka muuqatay qaabka diyaar-garowga ee Ciidanka soo maray fagaaraha caasimadda ee lagu xusay shalay.
Muuqaalkan Hoose ka daawo Warbixin laga diyaariyey fashilka Ciidanka Dab-demiska ee shalay