Hargeysa: Ciidanka Dab-demiska oo ku fashilmay Dhoola-tuskii shalay ee xuska 18 May iyo Ceebaha dul-hoganaya

Hargeysa (SalaanMedia)- Ciidanka Dab-demiska ee caasimadda Hargeysa, ayaa gebi ahaanba ku fashilmay dhoolatuskii shalay loogu dabbaal-degay Xuska munaasibadda 18 May, waxaana habacsanaani ka muuqatay qaabka diyaar-garowga ee Ciidanka soo maray fagaaraha caasimadda ee lagu xusay shalay.

 

Muuqaalkan Hoose ka daawo Warbixin laga diyaariyey fashilka Ciidanka Dab-demiska ee shalay