Hargeysa: Shacabka Xaafadda Maxamed Mooge oo Cabasho ka Muujiyey Wershadda Ganacsade Cumaani

Hargeysa (SalaanMedia)- Dadweynaha Xaafadda Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa, ayaa cabasho xooggan ka muujiyey Wershad Samaysa Karasharka oo uu ku taalla xaafaddaas, taas oo ay leedahay shirkadda dhismaha waddooyinka ee uu leeyahay ganacsade Cumaani.