Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Hogaamiye Xirsi Oo Sheegay In Durtaba Xukuumada Muuse Fashilantey , Hanjabaad Culus-na U Diray + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Hogaamiye Xirsi ayaa sheegay in durtaba xukuumada madaxweyne Muuse Biixi Fashilantey iyada oo 2 sanno xilka haysa isla markaana ay xukuumadu ay cabsi xoogan ka qabto xisbiga Waddani oo farba u qaadin wax mucaaradad ahna ilaa hada aan xukuumada kala hor imanin
Sidoo kale hogaamiye Xirsi ayaa waxaa uu si adag uga Hadley saraakiishii lagu dilay gobalka Sanaag iyo xaaladii deg dega aheyd ee gobalkaasi lagu soo rogay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

Please follow and like us: