Ilhaan Cumar Oo Taageertay Dadka Isku Jinsiga Ah Ee Isu Galmooda + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaanadda laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, Ilhaan Cumar, ayaa Aqalka Congress-ka geysay hindise sharciyeed difaacaya xuquuqda dadka isku jinsiga ah ee isu galmooda.

Sharciga dalka Brunei ayaa dhigaya in dadka lagu helo in ay isu weeydaarteen iyaga oo isku jinsi ah, in lagu xukumayo dil dhagax ah (rajmin).

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan